19 Mayıs 2016 Perşembe

Baabuurta Hibrid


Baabuurta Hibrid iyo siday u shaqeeyaan. Dhinaca baabuurta kuwa ku shaqeeya baasiinka iyo korontada baabuurta ku shaqeeya waxaa jirta dabaqad u dhaxaysa oo loo yaqaan baabuurta hybrid. Xilligaan aan joono waxay u muuqdaan kuwa ugu dhow inay daboolaan baahideena. Waxaynu faahfaahin ka bixin doonaa baabuurtaas hybrid-ka loo yaqaan.